Milkiilihii kooxda Leicester City oo shil diyaaradeed ku geeriyooday (Daawo Sawirada)

Waxaa la xaqiijiyay in uu geeriyooday Milkiilihii kooxda kubada cagta ee kooxda Leicester , City, kadib markii diyaarad Helicopter uu la socday ku bur burtay meel aan ka fogeyn garoonka kooxda ee King Power ay ka duushay diyaarada. Qoraal kasoo baxay kooxda Leicester ayaa lagu xaqiijiyay geerida Bilyaneer Vichai Srivaddhanaprabha iyo labo kamid ah shaqaalihiisa gaarka … Continue reading Milkiilihii kooxda Leicester City oo shil diyaaradeed ku geeriyooday (Daawo Sawirada)